Wararka ka imanaya gobolka Gaarisa ee waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in afar qof ay ku dhinteen kadib markii qarax lala beegsaday baabuur ambalaas ah oo xilligaasi siday bukaanno. Qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka Ijaara. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa dhacdadan ka wareystay weriyahayaga Maxamed Faarax Shire oo ku sugan Gaarisa.
from VOA https://ift.tt/2w8zmPE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment