Sunday, March 15, 2020

Shirka Wadatashiga Puntland oo Furmay

Shir loogu magacdaray "Shirka Wadatashiga Puntland" ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe. Shirkan ayaa waxaa ku baaqay qabsoomiddiisa madaxweynaha maamulkaas Siciid Cabdullaahi Deni.

from VOA https://ift.tt/2U6tyOB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment