Tuesday, March 10, 2020

Ashraf Ghani oo sii deynaya maxaabiista Taliban

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa xalay waqti danbe xilliga Afghanistan soo saaray wareegto ogolaaneysa in xabsiyada dalkaasi laga sii daayo kumanaan ka tirsan ururka Taliban, taasoo wadda u xaareysa in milatariga Mareykanka ay ka baxaan Afghanistan.

from VOA https://ift.tt/338fSqk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment