Tuesday, March 10, 2020

Wasiirka Caafimaadka Ingiriiska oo uu ku dhacay Coronovirus

Dalka Talyaaniga waxaa Talaadadi laga diiwaangeliyay tiradi ugu badneyd ee ugu dhimata cudurka coronavirus, halka magaalada New York ee dalkaan Mareykanka la geeyay ciidanka ilaalada qaranka si loo xakameeyo faafiska cudurkaan oo argagax ku abuuray dhamaan caalamnka.

from VOA https://ift.tt/2W1KNDh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment