Monday, March 2, 2020

Dagaal ka dhex billowday ciidamada dowladda iyo Janan

Wararka ka imanaya magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka bilowday iska horimaad u dhexeeya ciidamada dawladda federaalka iyo kuwa uu hoggaamiyo wasiirka amniga ee Jubaland Cabdirashiid Janan.

from VOA https://ift.tt/2x4h7Lp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment