Monday, March 2, 2020

ILEYSKA VOA: Maxaa Jabuuti ka dhigay dal muhiim ah?

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta dalka Jabuuti uu u noqday dal istaraatiiji ah, oo soo jiitay quwadaha caalamka, kuwaaso oo dhowr ka mid ah ay ka furteen saldhigyo militari. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.    

from VOA https://ift.tt/2VCnRtX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment