Monday, March 16, 2020

Ileyska VOA: Saameynta dhaqaale ee Coronavirus

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan saameynta dhaqaale ee caalamka uu ku yeeshay cudurka Coronavirus, ayada oo suuqyada saamiyada caalamka ay si weyn hoos ugu dhaceen. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/3d5ct00
via IFTTT

No comments:

Post a Comment