Monday, March 16, 2020

Xildhibaano codsaday in la joojiyo khaadka la keeno Soomaaliya

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dowladda ka codsaday in si ku-meel gaar ah loo joojiyey khaadka ka imanaya dalka Kenya.

from VOA https://ift.tt/3a6RQi0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment