Boqortooyada Sucuudiga ayaa xabsiga dhigtay boqolaal shaqaale dowladeed ah oo ay ku jiraan saraakiil ka tirsan militariga iyo ciidamada ammaanka kuwaasi oo lagu eedeeyey laaluush iyo iney si xun uga faa'iideysteen xafiisyada ay maamulayeen ee dowladda.
from VOA https://ift.tt/2wWbgrw
via IFTTT
No comments:
Post a Comment