Dawladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof Soomaali ah markii ugu horraysay laga helay cudurka CoronaVirus, waxayna mamnuucday dhammaan duulimaadyada dalka yimaada laga billaabo 18-ka bishan March. from VOA https://ift.tt/2TT43RN via IFTTT
No comments:
Post a Comment