Tuesday, March 24, 2020

Sidee dunida uga jawaabtay cudurka Coronavirus?

Cudurka Coronavirus ayaa kusii baahaya caalamka ayada oo dadka uu soo ritay ay hadda gaarayaan ku dhowaad 400,000, halka ay ku dhinteen in ka badan 17,000 oo qof. Dunidu ayaa waxay hadda dagaal xoogan kula jirtaa sidii loo xakameyn lahaa faafista cudurkan. Hadaba sida ay dunidu uga jawaabtay xanuunkan waxaa warbixintan nooga diyaariyay. Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/2wrcPhg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment