Guddiga heer Qaran ee Somaliland u xil saartay ka hortaga cudurka Coronavirus ayaa maanta sheegay in aan la aqbali doonin inay bulshadu sameyso isu imaatin ama kulamo dad badani yeeshan. from VOA https://ift.tt/2Jal83s via IFTTT
No comments:
Post a Comment