Tuesday, March 10, 2020

Trump lagama baarin Coronavirus - Aqalka Cad

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Donald Trump aan laga baarin cudurka Coronavirus xilli looga cabsi qabo dad uu xiriir la sameeyey.

from VOA https://ift.tt/3cHClz7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment