Tuesday, March 10, 2020

Turkey iyo Midowga Yurub 'oo ku dhow' heshiis cusub

Turkey ayaa rajeyneysa inay heshiis cusub oo lagula tacaalayo qaxootiga la gaarto Midowga Yurub ka hor kulan madaxeedka xiga ee ururka, waxaa sidaas Talaadada sheegay wasiirka arrimaha dibedda Mevlut Cavusoglu.

from VOA https://ift.tt/2IwzJWT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment