Cabdillaahi Xaashi Aadan waa nin Soomaali ah oo ku nool dalka Norway kaasi oo uu ku dhacay xanuunkan Coronavirus, waxaana sida uu xanuunku ugu dhacay, waxa uu dareemay iyo waliba xaaladiisu sida ay haatan tahay uu ugu waramay Jacfar Kuukaay.
from VOA https://ift.tt/3degiA5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment