Friday, March 20, 2020

Xaaladda Soomaalida dalka Libya oo dagaal uu ka socdo

Safiirka Soomaaliya ee Libya Muxuddiin Maxamed Kaalmooy ayaa ka hadlay xaaladda Soomaalida ku nool dalkaas oo dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyay uu ka socday dagaal xooggan.

from VOA https://ift.tt/3baIXnV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment