Deegaanada Galmudug ee bartamaha Soomaaliya waxaa kusoo kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka COVID-19, sida ay sheegayaan mas'uuliyiinta caafimaadka. Wariyaha VOA-da uga soo warrama gobolka Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa arrintan ka wareystay Wasiiru dowlaha caafimaadka ee Galmudug Axmed Mire Faafaale.
from VOA https://ift.tt/3h0gBjR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment