Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda cudurka Coronavirus ee dalka Jabuuti, oo ah dalka kiisaska ugu badan ee cudurka laga diiwaan-geliyey marka ay noqota Bariga Afrika, inkasta oo heerka dhimashada ay aad u hooseyso. Waxaa barnaamijka Jabuuti kusoo diyaarisay Sagal Saciid Faarax.
from VOA https://ift.tt/3eY5dmZ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment