Dilkaasi ayaa deegaanka ka abuuray argagax badan, iyadoo maalmo ka dibna ay bilaabatay baaritaan la xiriira in lagu ogaado ciddii dilkaasi geysatay. Qaar ka mid ah odayaasha deegaanka ayaa ku eedeeyey askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya iney dilkaasi geysteen.
from VOA https://ift.tt/2Y0QguN
via IFTTT
No comments:
Post a Comment