Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lunsasho hanti dadweyne oo loo heysto 10 xubnood oo ka tirsanaa wasaaradda caafimaadka ee dowladda Soomaaliya. from VOA https://ift.tt/3e0Unwb via IFTTT
No comments:
Post a Comment