Friday, June 12, 2020

Imaaraadka oo codsi naadir ah u diray shacabka Israel

Israel ma filan karto inay caadi ka dhigto xiriirkeeda dunida Carabta, haddii ay goosato qeybo ka mid ah dhulka Daanta Galbeed, waxaa sidaas wargeyska ugu caansan Israel maanta ku qoray safiir u dhashay dalka Imaaraadka Carabta.

from VOA https://ift.tt/2AjVyZm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment