Taliyaha booliska Puntland Cabdi Xuseen Xasan Cabdi Yare ayaa sheegay inay shaqada ka joojiyeen laba sarkaal oo la sheegay in ay ku lug yeesheen dhacdo ay dhowaan ciidamada booliska magaalada Qardho xabsiga ugu taxaabeen dhalinyaro gabdho u badan oo ku caweynayay meel aan magaalada ka fogeyn.
from VOA https://ift.tt/2MQX87x
via IFTTT
No comments:
Post a Comment