Tuesday, June 2, 2020

Trump oo ku hanjabay inuu militari u adeegsan doono dibad-baxyada Mareykanka

Madaxweyne Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu amri doono ciidamada militariga inay la tacaalaan dibad-baxyada rabshadaha wata ee lasii degaya gobollo badan oo ka mid ah Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/2XVKYiT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment