Tuesday, June 2, 2020

Xaguu ka dambeeyey xiriirka Taliban iyo Al-Qacida kadib heshiiskii Mareykanka?

Xiriirka u dhaxeeya Taliban, gaar ahaan laanteeda Shabakadda Haqqani iyo Al-Qacida ayaa weli ah mid dhow, waxaa sidaa shaaciyey guddi madax-banaan oo QM ka tirsan, inkasta oo uu jiro heshiiskii Mareykanka iyo Taliban, ee Washington ay fileysay inuu soo afjari doono xiriirka.

from VOA https://ift.tt/3ctpejs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment