Thursday, June 11, 2020

Turkey oo diiday qorshe ay Masar usoo jeedisay Libya

Turkey ayaa Arbacadii diiday hindise xabad-joojin looga hirgelinayo Libya oo ka yimid Masar, ayada oo sheegtay in qorshahaas looga dan leeyahay in lagu badbaadiyo Jeneral Khalifa Haftar kadib markii uu fashilmay weerarkii uu doonayey inuu ku qabsado caasimadda Tripol.

from VOA https://ift.tt/3fk28xP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment