Thursday, June 11, 2020

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda siyaasadda Itoobiya

Itoobiya ayaa ku guda jirta xaalad siyaasadeed oo kacsan. Ra'iisul wasaraaha ayaa illaa waqti aan la cayimin loo kordhiyey muddo xileedka, halka Aqalka Sare-na uu yeeshay afhayeen cusub kadib markii afhayeenkii hore ay iscasishay.

from VOA https://ift.tt/3cRbbod
via IFTTT

No comments:

Post a Comment