Konton sano ka hor, maalin Sabti ah, cir bixiyeennada Mareykanka ah ee Neil Armstrong iyo Buzz Aldrin ayaa noqdey bini'aadamkii ugu horreeyay ee cagta saara dayaxa, dhacdo Tv-yada ay ka daawanayeen ku dhawaad nus bilyan oo qof.
from VOA https://ift.tt/2On0SRZ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment