Friday, July 26, 2019

Muhaajiriin lagu la'yahay xeebaha Libya

Ugu yaraan 150 oo tahriibayaal African ah ayaa lagu la'ayahay badda Meditareeniyaanka, waxaana laga cabsi qabaa inay badda ku hafteen.

from VOA https://ift.tt/2OtXi8G
via IFTTT

No comments:

Post a Comment