Sunday, July 21, 2019

Wareysi: Xaaladda Matabaan iyo deegaannada ku hareereysan

Mas'uuliyiinta degaannada hoos yimaadda degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo bani'aadannimo ay ka jirto xilli ay dagaallo beeleed rafaadiyeen.

from VOA https://ift.tt/2YbweyB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment