Wednesday, July 24, 2019

Robert Mueller oo ku hor marqaati furaya Congress-ka

Baarihii gaarka ahaa ee faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii Mareykanka ee 2016, ayaa maanta hor-fadhiya Aqlka Wakiilada Mareykanka, oo su'aalo lagu weydiinayo.

from VOA https://ift.tt/2JLSU06
via IFTTT

No comments:

Post a Comment