Wargayska The New York Times ee ka soo baxa dalkan Maraykanka ayaa daabacay maqaal lagu sheegay in ganacsade ku dhow amiirka Qatar uu sheegay in qarax ka dhacay magaalada Boosaaso la fuliyey si "sare loogu qaado danaha Qatar", qaraxaas oo looga dan lahaa in Imaaraadka laga sarao Boosaaso.
from VOA https://ift.tt/2Yan6pJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment