Thursday, July 18, 2019

Militariga Sudan iyo Rayidka oo Heshiis Gaaray

Golaha ku meel gaarka ee haya xukunka dalka Sudan iyo Isbaheysiga kooxaha  mucaaradka ayaa arbacadii shalay Khartoum si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis awood qeysi ah.

from VOA https://ift.tt/2YTwjE5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment