Wednesday, July 31, 2019

Suldaan Dhurre oo Kismaayo lagu Dilay

Suldaan Rashiid Dhurre ayaa la toogtey asagoo kasoo baxay salaada Maqribka waxaana sidoo kale lala diley nin kale oo rayid ahaa oo qeyliyey markii ay rasaasta ku bilaabeen suldaanka

from VOA https://ift.tt/2LT1qfY
via IFTTT

No comments:

Post a Comment