Thursday, July 25, 2019

Afar xabaal wadareed oo laga helay Iraq

Afar xabaal wadareed oo la rumeysan yahay in ay ku aasanyihiin tobneeyo qof oo kasoo jeeda qowmiyadda Kurdiyiinta Ciraq ayaa laga helay saxaraha gobolka Al-Muthanna ee Koofurta dalka Iraq.

from VOA https://ift.tt/2M9Uiv4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment