Maraakiibta Britian ayaa looga digey inay u dhawaadaan marinka Hormuz muddo kumeel gaar ah, kadib markii markab saliidda qaada oo Ingiriisku leeyahay ay qabsadeen ciidamada ilaalada kacaanka ee Iran. from VOA https://ift.tt/2JQMtrG via IFTTT
No comments:
Post a Comment