Wakaaladda wararka Suuriya ayaa sheegtay in milatariga Israil ay xalay saqdi dhexe kaddib gantaallo ku weerareen saldhigyo millatari oo ay ciidamada dowladda Suuriya ku leeyihiin Koofurta Suuriya. from VOA https://ift.tt/2YrMbR4 via IFTTT
No comments:
Post a Comment