Tuesday, July 16, 2019

Congress-ka oo Cambaareeyey "Cunsuriyadda" Trump

Qaraarka Aqalka Hoose oo 240 xubnood ay HAA u codeeyeen, 187 ay ka soo horjeedsadeen ayaa si adag u cambaareeyey hadaladda "cunsuriyaddu" ku jirto, hadaladaas oo sharciyeeyey, sarena u qaaday cabsida iyo naceybka loo hayo dadka Maraykanka ah ee cusub iyo dadka midabka leh.

from VOA https://ift.tt/2LXY2zK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment