Wednesday, July 24, 2019

Dagaal ka qarxay dalka South Sudan

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo mintidiin diiday inay saxiixaan heshiis nabadeed ayaa talaadadii ka qarxay meel u dhow magaalada Jubba ee caasimadda dalka South Sudan, waxaas sidaa sheegay koox mucaarad ah.

from VOA https://ift.tt/2GtsL46
via IFTTT

No comments:

Post a Comment