Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay taariikhihii Sheekh Aweys Al-Qaadiri iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo loolankii u dhaxeeyey labada dariiqood ee ay kala hoggaamin jireen ee Qaadiriyada iyo Saalixiyada. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
from VOA https://ift.tt/31859tF
via IFTTT
No comments:
Post a Comment