Maamulka HirShabelle ayaa billaabay kulamo looga arrinsanaayo dib u daadajinta Maamulka iyo dib u heshiisiin loo sameynaayo dadka degaanadas daga. Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobalka Shabeellaha dhexe iyo Gudoomiyaha Gobalkaas Axmed Meyle Makaraan ayaa magaalada Baledweyne u joogo arrimo ay ka mid tahay dib u heshiisiin. Gudoomiyaha Shabeellaha dhexe ayaa VOA uga waramay qaabka dib u heshiisiinta loo sameynaayo iyo arrimo kale oo la xiriira Gobalka Shabeellaha dhexe.
from VOA https://ift.tt/2SXajGp
via IFTTT
Monday, July 29, 2019
Maamulka Sh/Dhexe oo wada dib u heshiisiin
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment