Wednesday, July 17, 2019

Haweenka iyo Qoyska: Carruura iyo Aaladaha Casrga ah

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida ay carruurta yar yar u qabatimaan aaladaha casriga ah sida telefoonada iyo ipadyada, iyo qaababka ay waalidiintu uga xakamayn karaan carruurtooda inay waqti badan adeegsadaan aaladahani

from VOA https://ift.tt/2XOkJxm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment