Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqday natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa. Ku dhawaad 30 kun oo arday ayaa sanadkan imtixaanka u fadhiistay, iyada oo tiro kor u dhaafaysa 6 kun ay imtixaankii ku dhaceen. Wasiirka Waxbarashada ee DF Soomaaliya ayaa sheegay in ardayga sanadkan dhibcaha ugu badan keenay uu yahay Luqmaan Maxamed Nur Haddaba warbixin natiijada ku saabsan waxaa inoo haya Nuur Xasan Nuur.
from VOA https://ift.tt/2GCJsKO
via IFTTT
Wednesday, July 31, 2019
Luqmaan Maxamed oo kaalinta 1-aad ka galay
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment