Tuesday, July 30, 2019

Danjire Maxamuud Dirir oo ka warramay heshiiska Sudan

Dhowaan ayey heshiis gaareen golaha milatariga Suudana iyo xoogagga isbeddel-doonka iyo xorriyadda ee mucaaradka ah. Hehsiiskaas waxaa dhexdhaxaadin ballaaran ka galay wasiirkii hore ee dhaqanka iyo dalxiisaka Itoobiya, haatanna ah Ergayga Gaarka ah ee Ra'iisul Wasaaraha Itoobya u qaabilsan arrinta Sudan Ambassador Maxamuud Dirir. Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka ee Khartuum waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida uu arko muhiimadda heshiiskaasi.  

from VOA https://ift.tt/2LMirc1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment