Saturday, July 13, 2019

Dhageyso: Warkii ugu dambeeyay ee xaaladda Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay maanta degantahay, ka dib markii ay ciidamada amaanka saakay dileen kooxihii weeraray shalay ku qaaday hoteelka Cas-caseey .

from VOA https://ift.tt/32tLiqG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment