Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka dhacay qarax uu ku dhintay hal qof, shan kalana ay ku dhaawacmeen, xilli Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu magaaladaas ku sugan yahay.
from VOA https://ift.tt/2le4dV1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment