Monday, July 29, 2019

Boosaaso: Dad loo xukumay dilkii Formosa

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa maanta xukuno Dil ah ku ku riday dad lagu eedeeyay iney ka danbeeyeen dilkii maareeyihii dekedda Boosaso iyo dilal kale oo ka dhacay Magaalada Boosaso. Mid ka mid ah eedeysanayaasha ayaa lagu helay inuu gabbaad siiyey nin dilay maareeyihii dekedda Boosaaso ee shirkadda DP World, Paul Formosa. Warbixintan waxaa Boosaaso ka soo diray Yuusuf Maxamuud Yuusuf.  

from VOA https://ift.tt/2LMMVKK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment