Wednesday, July 24, 2019

Guddoomiye Yariisow oo qarax ku dhaawacmay

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan lagu dhaawcaya qarax ka dhacay xafiiskiisa.

from VOA https://ift.tt/2YeQTh3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment