Tuesday, July 30, 2019

Heshiiska xisbiyada Somaliland oo la dhaliilay

Heshiiskii ay dhawaan wada gaadheen saddexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland ayay qaar ka mid ah sharciyaqaanadda Somaliland ku tilmaameen inuu yahay is-faham guud oo ay gaadheen axsaabtu, Waxay sheegeen in heshiiskaas aan lagu soo qaadin haba yaraatee qodobadii waa weyna ee caqabadda ku ahaa Doorashada sida saami qaybsigii iyo kuwo kale. Wariye Khadar Maxamed Cakule ayaa warbixintan Hargeysa ka soo diray.  

from VOA https://ift.tt/32Z8LAa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment