Wednesday, July 24, 2019

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo la waqtiyeeyey

Guddoomiyaha Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow ayaa sheegay in guddigoodu ay bilaabeen tallaabooyinkii ugu horreeyey ee shirka dib u heshiisiinta siyaasadda ee Galmudug. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad 300 oo qof kor dhaafaya ay gogosha ku marti qaadeen, shirkaas oo bilaabanaya horaanta bisha August ee soo socota. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadiyow waxaa wareystay wariyaha VOA-da ee gobolada dhexe Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.  

from VOA https://ift.tt/2M87hxq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment