Monday, July 29, 2019

Amiir Bandar bin Cabdulcaziz oo geeriyooday

Sacuudi Carabiya ayaa maanta isku diyaarineysa tacsida walaalkii ka weynaa boqor Salmaan, kaasi oo geriyooday isaga oo 96 jir ah.

from VOA https://ift.tt/2LSXEUf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment